Gudoomiyihii Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex Oo Iscasilay + Sababta.

0
Sunday April 28, 2019 - 11:56:36 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 6785
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyihii Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex Oo Iscasilay + Sababta.

    Hargaysa (HWN) Gudoomiyihii Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex Axmed Dalmar Ismaaciil

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa (HWN) Gudoomiyihii Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex Axmed Dalmar Ismaaciil ayaa iska casilay xilkii Gudoomiye-nimo ee uu ka hayay maxkamada Gobolka Maroodi Jeex.


Iscasilaadiisan ayaa ku soo beegmaysa xili la sheegay in laga badelay xilkii gudoomiye nimo ee uu hayay loona badelay garsoore ka tirsan maxkamada rafcaanka, balse isagu wuxuu sheegay inuu iska casilay xilkii gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex, aanu qaban doonina xilka Cusub ee loo magacaabay



Dhinaca kale waxaa isna xilkii uu hayay laga qaaday gudoomiyaha Degmada Hargaysa Cabdirashiid Beer Geel, waxaana laga dhigay inuu kamid noqdo bahda maxkamada Rafcaanka.


Warkan oo faahfaasan kala soco Wararkayaga Dambe Insha Alla.


Hadhwanaagnews

Hargaysa/Office.

Loading...
Loading...