Wasiirka Biyaha Oo Soo Bandhigay Doodo Ay Wadda Yeesheen Waxgaradka Gobolka Sool Iyo Qorshaha Uga Yaala

0
Thursday April 25, 2019 - 13:05:00 in News by
  • Visits: 1825
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Biyaha Oo Soo Bandhigay Doodo Ay Wadda Yeesheen Waxgaradka Gobolka Sool Iyo Qorshaha Uga Yaala

    Wasiirka Biyaha Oo Soo Bandhigay Doodo Ay Wadda Yeesheen Waxgaradka Gobolka Sool Iyo Qorshaha Uga Yaala

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Biyaha Oo Soo Bandhigay Doodo Ay Wadda Yeesheen Waxgaradka Gobolka Sool Iyo Qorshaha Uga Yaala


Hargeysa(HWN):-Wasiirka horumarinta biyaha somaliland oo ka soo laabtay safar uu ku joogay gobolka Sool ayaa ka hadlay waxyaabo ay ka wada hadleen waxgaradka iyo haldoorka bulshada gobolkaasi.




Wasiirka horumarinta biyaha Saleebaan Yuusuf Cali Koore oo bartiisa Twitter-ka ku baahiyey fariin uu kaga hadlay safarkii uu ku tagay gobolka Sool ayaa sheegay inay qaabilaad fiican kala kulmeen dadweynaha gobolkaasi.


Wasiir Koore oo ka hadlaya safarkiisa ayaa waxa uu yidhi "waxaan ka soo laabtay safar aan ku joogay gobolka Sool waanan ku faraxsnahay soo dhawayntii aanu kala kulanay gobolka Sool, mudadii aan joogayna waxaanu yeelanay dooda ku saabsan biyaha, waxbarashada iyo caafimaadka.”



Wasiir Saleebaan Cali Koore oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay inay fulinayana wixii ay ka wada hadleen shacabka reer somaliland " Nagama ahaan doonto hadal balse waxaanu samayn doonaa qorshe aanu ku fulino wixii aanu ka wada hadalnay.”


Loading...
Loading...