Madaxwayne Ku Xigeenka Oo Dhagax Dhigay Wajigii 2aad Ee Mashruuca Biyo Balaadhinta Caasimadda Hargaysa +Sawiro

0
Tuesday March 05, 2019 - 14:02:33 in News by
  • Visits: 1325
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwayne Ku Xigeenka Oo Dhagax Dhigay Wajigii 2aad Ee Mashruuca Biyo Balaadhinta Caasimadda Hargaysa +Sawiro

    Madaxwayne Ku Xigeenka Oo Dhagax Dhigay Wajigii 2aad Ee Mashruuca Biyo Balaadhinta Caasimadda Hargaysa +Sawiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwayne Ku Xigeenka Oo Dhagax Dhigay Wajigii 2aad Ee Mashruuca Biyo Balaadhinta Caasimadda Hargaysa +Sawiro

Hargaysa(HWN)Madaxwayne ku xigeenka jamhuuriyadda somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylaci oo ay Wehelinayaan Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargaysa Maxamed Cali Daarood Iyo wakiilka gaarka ah ee Ra’iisal wasaaraha Jarmalka u qaabilsan dalalka Afrika, Ambassador Gunter Noote ayaa dhagax dhigay wajigii 2aad ee biyo balaadhinta caasimadda hargaysa.

Mashruucan ayaa loogu tallo galay in magaaladda hargaysa lagu wadda gaadhsiiyo biyo ku filan madaama oo imika ay qaybo ka mid ahi yihiin biyo balaadhin,waxaana dadaalka ay ugu jirto wakaaladu markhaati u ah mashaariicda fulay inta uu xilka hayay mareeye maxamed cali






daarood.

Dhagax Dhigan ayaa Maanta waxa uu kulmiye badiba Haldoorka somaliland oo iskugu jira siyaasiyiinta wasiiro hore,madax dhaqameed iyo badibada bulshadda diihaalka biyo la’aaneed hayso ee booyadahu u dhaamiyaan kuwaas oo sugaya in ay maruun helaan biyo macaan.

Maareeye Maxamed Cali Daarood ayaa sheegay in Mashruucan ay maanta dhagax dhigeen inuu yahay kii waraabin lahaa gudaha magaaladda hargaysa,waxaana uu sheegay mareeyahu in lacagta ku baxaysay mashruucan ay gacanta ku hayaan haay’addaha fulinaya xukuumaduna daba-gal ay ku hayso sida mashaariicdani u fuli lahaayeen.

Loading...
Loading...