Hindiya oo Doonyo Millatari u dirtay Dhoolatus ka Dhacaya Shiinaha

0
Sunday April 21, 2019 - 07:15:24 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1589
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hindiya oo Doonyo Millatari u dirtay Dhoolatus ka Dhacaya Shiinaha

    INDIA(HWN)- Dawladda dalka Hindiya ayaa laba doonyood oo kuwa dagaalka ah u dirtay Waddanka Shiinaha,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

INDIA(HWN)- Dawladda dalka Hindiya ayaa laba doonyood oo kuwa dagaalka ah u dirtay Waddanka Shiinaha, kuwaas oo ka qaybgalaya dhoolatus caalamiya oo lagu qabanayo magaalada Tashiindo ee dalkaasi Shiinaha.



dhoolatuskan ayaa sidoo kale ku soo beegmaya 70-sanno guuradii ka soo wareegtay markii la aas aasay ciidammada Badda dalka Shiinaha, iyadoo ay doonyahaasHindiya saaran yihiin qaar ka mid ahciidammada Badda dalka Hindiya.


Afhayeen u hadlay ciidammada badda Hindiya oo u waramaayey wargeyska Hindustan Times ayaa sheegay in doonyahan ay hoggaamin doonto Dooni lagu magacaabo Kolkata oo ah doon ay saaran yihiin gantaalada loogu talogalay in lagu burburiyo maraakiibta dagaalka.


Munaasibadan dhoolatuska ah waxa furi doona madaxweynaha dalka Shiinaha Shii Jiin Biin 23 April , iyada oo ay dawladdo badani ka qayb qaadan doonaan.

Loading...
Loading...