Xukuumada Somaliland Oo Xarumaha Dawlada Ka Dhex Raraysa Dadka Shacabka Ah.

0
Sunday March 03, 2019 - 19:21:43 in News by Super Admin
  • Visits: 1050
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Somaliland Oo Xarumaha Dawlada Ka Dhex Raraysa Dadka Shacabka Ah.

    Hargeysa(HWN):-Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud dhulka iyo Guriyaynta Md. Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qambi, ayaa ku wargaliyey dadwaynaha degan xurumaha Wasaaradaha iyo Hay'dadaha dawladda Xayndaabkooda inay ka guuraan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(HWN):-Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud dhulka iyo Guriyaynta Md. Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qambi, ayaa ku wargaliyey dadwaynaha degan xurumaha Wasaaradaha iyo Hay'dadaha dawladda Xayndaabkooda inay ka guuraan.

Sidaasna waxa uu ku sheegay warsaxafadeed uu soo saaray oo soo gaadhay Wakaaladda Wararka Somaliland ee SOLNA.Warsaxaafadeedkan ayaa u qornaa sidan:-

"Waxa lagu wargalinayaa dhammaan muwaadiniinta degan xarumaha Wasaaradaha iyo Xay’daha dawladda xayndaabkooda inay ka guuraan goobaha ay ka degan yihiin, maadaama suurto gal ahayn in ay is dhex deganaadaan hay’daha dawladda xafiisyadooda iyo shicibku.

Sidaa daraadeed, waxaa lagu wargalinayaa dhammaan bulshadaasi inay goobahaasi kaga guuraan muddo bil ah oo ka bilaabanta 27kii bisha labaad kuna eeg 28ka bisha saddexaad ee sannadkan 2019ka.



Hadhwanaagnews.com/Office

Hargeysa/Somaliland

Loading...
Loading...