Heshiis Walba Oo Madaxweyne Saxeexa Waa Sharci. Waayo Waxa Lagu Saxeexey ( Executive Order).
Waxu
ku jawaabey Magaceyga iyo shaqsiyaddeyda waxba isma bedelin. Balse Qalinka
xafiiska la ii doortey ayaa awood leh. Sidaas darteed wax-walba oo awoodda
dowladnimo aan ku saxeexa waa sharci. Isagoon ka tageyn marwalba ilaalinta
qawaniinta dalkiisa.
Hadaba
Maanta heshiiska la Madaxweyne Muuse Saxeexey,,,, Markaad eegto. Intaan loo
gudbin qodobadda lagu heshiiyey warqadda waxa ku qornaa in heshiiskani ku
saleysan yahey Xeerarka doorashadda ee dalka.
Sidaas
darteed, hadii ey jiraan qodobo ka yara duwanaan kara xeerarka doorashooyinka
ee dalkeena.....Waxa hay'adda sharcigu sameynkaraan iney waafajiyaan. Iyagoo
Ixtiraamaya heshiiskan. Hadiise ey isku dayaan iney buriyaan. waxey noqoneysa
in sharciga dalkeenu iyo dow-laddnimadeenu diyaar u aheyn,
In
sharciga dalka, iyadoo la ixtiraamayo la wafajin karo sharciyadda dalkeena si
cunfiga siyasaadeed iyo khilaafka dalka looga baxo. Somaliland-na caalamka la
jaan-qaaddo.
Hadiise
lagu bilaabo. teeni aheyd sharciga yaan la jabin....
Caalamku waxu u arkaya in sharcigeena la siyaasadeyn karo. Marwalbana ninkii danta lahi isku fuudh-yeelo. Taaso aan uga jeedo wax-walba oo dalka dan u ah oo aan aheyn in shareecadda islaamka laga hor-yimaado.
Waa lagu sameyn kara waxka bedel iyo kaabis. Marka danta dalka iyo dadka horumarkiisa la eegayo.
#Somaliland_Foward_ahead.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!