Rayaale afar doorasho oo waaweyn ayuu qabtay, wakhti dadka ku cusbayd in doorasho la qabtaa.By Barkhad-ladiif M.Cumar
Rayaale afar doorasho oo waaweyn ayuu qabtay, wakhti dadka ku cusbayd in doorasho la qabtaa.
Magacii uu Somaliland u sameeyey waxay sababtay in konton xildhibaan ku dhex yeelanno wadanka Uk, waxay keentay in dalal badan oo Afrika si dal madax banaan u qaabilaan, sarkaalkii ugu sareeyey ee Maraykan ahi waxa uu yimid wakhtigii Rayaale.
Xoriyatul qawlka iyo dimuqraadiyada uu hirgaliyey waxay keeneen in caaalamku fagaarayaal badan ka sheegaan.
Madaxweyne Rayaale abaalka waanuku haynaa.
Waxaad barbar dhigtaa kulmiye oo 9 sanno xilka hayey dirqi bay laba doorasho ku qabteen, ilaa imikana waxa laga baryayaa waar magacii idin yaallay ha iska masixinna.
Kulmiye waxa ka lecjeclo batay gaaladii oo leh waar shacabkiina ixtiraama oo rabitaankooda ku shaqeeya.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!