Xanuunka Coronavirus Dadka Madow Miyey Uga Adkaysi Badan yihiin Dadka Cadaanka ah.

0
Thursday February 27, 2020 - 16:40:53 in News by
  • Visits: 2430
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xanuunka Coronavirus Dadka Madow Miyey Uga Adkaysi Badan yihiin Dadka Cadaanka ah.

    Xanuunka Coronavirus Dadka Madow Miyey Uga Adkaysi Badan yihiin Dadka Cadaanka ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xanuunka Coronavirus Dadka Madow Miyey Uga Adkaysi Badan yihiin Dadka Cadaanka ah.


Hargeysa(HWN):- Caabuq sidaha Coronavirus ee billaamay horaanta horaanta sanadka 2020 ee kasoo bilaamay Magaalada Wahun. ee badhtamaha dalka Shiinaha. ayaa Xanuunkani wuxuu umuuqdaa mid 

xadhkaha goostay oo kusii fidaya Dalalka Caalamka .

Warbixin ay soosaareen dhakhaatiir udhashay dalka Shiinaha .ayaa sheegay in dhiiga iyo jidhka qofka African-ka uu iska difaaci karo Caabuq sidaha Coronavirus .oo ilaa hadda kudhacay dad gaadhaya 71000-qof .malaayiin kalena karantiin la geliyey . waxaanay dadka Africantu 3-jeer xanuunkan uga difaac badan yihiin dadka Cadaanka .



Warbixinta ayaa soobaxday kadib markii Xanuunkankani kudhacay oo uu ka ladanaaday Wiil .arday ah oo Shiinaha wax kabaranayey una dhashay Dalka Cameroon .

Haayada Caafimaadka Aduunka ee WHO.ayaa ka digtay hadii Xanuunkani gaadho Qaarada Africa Inay.noqon doonto Masiibo .


Dalalka illaa hada ugu daran Xanuunka Coronavirus .ayaa kala ah .Shiinaha Iyo Iran .iyadoo labadan Wadan Colaadi kala.dhaxayso dalka Maraykanka waxaanay qabaan .Khubrada Caafimaadku insi ula kac .loogu faafiyey Xanuunkan Wadamadan.




Fadlan Iska Ilaali. Nadaafada Kudadaal Gacamhana Markasta Iska Maydh.

Hadhwanaagnews

Hargeisa Office

Loading...
Loading...