Bahda Hadhwanaagnews Waxay Hambalyo u dirayaan Cabdiqaadir Cabdillaahi Yuusuf Iyo Marwaddiisa Ilwaad Axmed Cumar oo Meherkoodu ka dhacay Hargaysa

0
Thursday February 27, 2020 - 08:29:30 in Articles by A. Asbaro
  • Visits: 4755
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bahda Hadhwanaagnews Waxay Hambalyo u dirayaan Cabdiqaadir Cabdillaahi Yuusuf Iyo Marwaddiisa Ilwaad Axmed Cumar oo Meherkoodu ka dhacay Hargaysa

    Bahda Hadhwanaagnews Waxay Hambalyo u dirayaan Cabdiqaadir Cabdillaahi Yuusuf Iyo Marwaddiisa Ilwaad Axmed Cumar oo Meherkoodu ka dhacay Hargaysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bahda Hadhwanaagnews Waxay Hambalyo u dirayaan Cabdiqaadir Cabdillaahi Yuusuf Iyo Marwaddiisa Ilwaad Axmed Cumar oo Meherkoodu ka dhacay Hargaysa


Cabdiraxmaan Sheekh Xasan
Cabdiqani Cabdillaahi Axmed (Cabdiqani Asporo)
Cabdirisaaq Good Nuur
Axmed Sabri
Maxamed Bilibili
Mawliid Indhayarre
Maxamed Silver
Faysal Xaaji
Salmaan Cabdiqaadir Aw Jaamac
Dhammaan-ba bahda hawl-wadeenadda ee Warbaahinta Hadhwanaagnews waxay Hambalyo iyo Boggaadin u dirayaan Meherka Qoyska cusub ee Cabdiqaadir Cabdillaahi Yuusuf iyo Marwaddiisa Ilwaad Axmed Cumar oo 26/2/2020-ka uu Meherkooddu ka dhacay Caasimadda Somaliland ee Hargeisa, waxaannu leenahay Alle haka dhigo Qoyskaas cusub mid barako yeesha oo rabbi ku arsaaqo awlaad saalixa. Aaamiin Aaamiiin yaa rabbi


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...