Codsigii Siilaanyo Ka Diiday David Cameroon Ayuu Muuse Ku Haftay Markuu Abiy U Dhiibay....W/Q Hassan Garnayl

0
Wednesday February 26, 2020 - 21:33:00 in Articles by
  • Visits: 1302
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Codsigii Siilaanyo Ka Diiday David Cameroon Ayuu Muuse Ku Haftay Markuu Abiy U Dhiibay....W/Q Hassan Garnayl

    Codsigii Siilaanyo Ka Diiday David Cameroon Ayuu Muuse Ku Haftay Markuu Abiy U Dhiibay....W/Q Hassan Garnayl

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Codsigii Siilaanyo Ka Diiday David Cameroon Ayuu Muuse Ku Haftay Markuu Abiy U Dhiibay....W/Q Hassan Garnayl


Siilaanyo, oo ahyn Axmedkii baarka lahaa, codsiguu ka diidday David Cameron oo welliba u hanjabay, ayuu Muuse ku haftay markuu Abey Axmed u soo jeediyay! 17 April 2013 ayuu RW Ingiriisku ku qaabilay madaxweyne Siilaanyo xafiiskiisa (N°10 Downing Street). RW wuxuu codsaday inay Somaliland ka soo qayb gasho shirka ay Soomaaliya u qabanayaan 7 May 2013; waxay intay raaciyaan in hab-maamuus u qalmo loo fidinaayo, laakiin Siilaanyo wuu ka diidday. Haddaladii David Cameron waxaa kamid ahaa: "Annigoo ka mid ah hoggaamiyayasha waa weyn ee dunnida, ma waxaan caalamka u sheegi karaa in aan Somaliland keeni kari waayay".

Image may contain: 1 person, indoor


Xirsi, oo buuggiisa 'Miyiga Illaa Magaalada' kaga sheekayay sheekadan, ayaa siddoo kale xusay inay go'aankan hore uga diiddeen Safiirka Ingiriiska ee Ethiopia Iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda William Hague, laakiin sababta haddana loogu geeyay RW David Cameron ay ahyd arrin uu gadaal ka oggaaday. Wuxuu Xirsi yidhi: saddexdayda [Siilaanyo, Cabdilaahi Cumar iyo Xirsi] ayaa midkood fariin qaldan oo ah in aan yeeli karno codsiga, u gudbinaayay dawladda Ingriiska.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...