Wafdi Ka Socda Midawga Yurub Oo Soo Gaadhay Hargaysa. SAWIRO

0
Tuesday April 02, 2019 - 13:12:03 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 6321
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wafdi Ka Socda Midawga Yurub Oo Soo Gaadhay Hargaysa. SAWIRO

    Hargaysa (HWN)- Wasiiradda Arrimaha Dibada Iyo Arrimaha Gudaha Jsl Ayaa maanta Madaarka Caasimada Hargaysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa (HWN)- Wasiiradda Arrimaha Dibada Iyo Arrimaha Gudaha Jsl Ayaa maanta Madaarka Caasimada Hargaysa

ee Cigal International Ku Soo Dhaweeyey Wafti Culus oo Ka Socda Midawga Yurub

 

Waftidan ayaa ka oo ka koobnaa 18Xubnood ayaa Wasiiradu ku qaabileen Qaybta VIP-da ee madaarka Cigal International Airport waxaana Loo soo Gudbiyey Hotel Ampasator .

 

Waftida ayaa inta ay dalka soogaan kulamo kala duwan la yeelan doona Madaxweynaha Qaranka Somaliland Iyo Laamaha Xumubada.



Goor Dhaw la soco warkan oo faahfaahsan

Loading...
Loading...