Tacsi ku Socota Qoyska Uu ka Baxay Suldaanka Dhalinyarada Somaliland Oo ku Geeriyooday Jabuuti.

0
Tuesday February 25, 2020 - 16:48:53 in Articles by
  • Visits: 1147
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi ku Socota Qoyska Uu ka Baxay Suldaanka Dhalinyarada Somaliland Oo ku Geeriyooday Jabuuti.

    Tacsi ku Socota Qoyska Uu ka Baxay Suldaanka Dhalinyarada Somaliland Oo ku Geeriyooday Jabuuti.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tacsi ku Socota Qoyska Uu ka Baxay Suldaanka Dhalinyarada Somaliland Oo ku Geeriyooday Jabuuti. Ahmed Xuseen Aare
Ahmed Nuur Muuse (Geela)
Maxamed Nuur Muuse (Bili bili)
Siciid Xasan Muxumed
Maxamed Abiib Yuusuf
Wariye Maxamed Ismaaciil Sharbi yare
Wariye Maxamed Cabdilaahi Dabshid
Wariye Cabdisalaan Saha
Wariye Axmed Diiriye Ciiltire
Wariye Cabdilaahi Wacays
Cabdale Cali Yuusuf

Waxay dhamaan dadkaasi tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska iyo qaraabada uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Cabdiraxmaan Axmed Sh/Muxumud oo loo wada yaqaanay Suldaanka dhalinyarada Somaliland.

Waxayna Alle uga baryeen inuu naxariistii jano ka waraabiyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo,Aamiin.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...