Barnamijka Hogaan Iyo Horumar. (Q 31aad American airlines)

0
Tuesday February 25, 2020 - 09:35:41 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 885
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Barnamijka Hogaan Iyo Horumar. (Q 31aad American airlines)

    Waxaynu hore uga so hadalnay muhimada ay layihin diyaradaha ganacsiga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaynu hore uga so hadalnay muhimada ay layihin diyaradaha ganacsiga
e adunnka isaga kala goosha iyo waxtar ka ay u layihiin ganacsiga dal.

Hadaba aynu so qaadano tusaale diyaradaha ugu dakhliga badan aduunka isla markaana so saara koboc dhaqaale.



Diyarada American airlines o ah diyarad u leyahay USA wa diyarada aduunka ugu baladhan dhinaca diyaradaha waxay ka kobantahay 945 diyaradod waa diyarada ugu dakhli badan aduunka dhinaca dhaqalaha, Waa diyarada ugu qaadista badan dhinaca rakaabka aduun waynaha waxay tagtaa dhamaan qaradaha aduunka laga reebo Africa waxana hadda la qorshenayaa dulimaadka u horeyay e diyarada American airlines ay ku tagi lahayd Africa magalada Casablanca waxay ka so duuli doonta magaalada Philadelphia.

Waxay caga dhigataa hadda 350 garoon diyaraded xaruntedu waa magalada Fort Worth city.

Diyaradan aya ah diyarad dakhli aad u badan so saarta isla markana ah diyarad service keedu aad u wanaagsanyahay hadii ay tahat economy class, Business class iyo waliba first class kaba.

2020 Sanadkan waxa la rejanaya in ay so saarto dhaqaale dhan $11.31 billion o ah dakhli

LA SOCO QAYBAHA DANBE O AYNU SI WADI DOONO.

…………………………………………………………………………………………………………

ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH

BY:Mohammed Adam Hassan

Engineer and Politician Researcher And writer

Hogaan IYO Horumar.

DOORO HOGAAMIYE WANAAGSAN OO HORUMAR KEENI KARA IYO ISBADAL DUNIDANA INA GAADHSIIN KARA.

E-MAIL: [email protected]

TWITTER: HON MOHAMED ADEN HASSAN.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...