Somaliland Hadday Tashatay Maxaa Lagu Diidanyahay
Somaliland waa dal tashatay,misna dhaqaaqday oo horumartay
haddafkeediina xaqiijisay taas oo ay ugu weyntahay ilaalinta nabad
galliyadeeda iyo ka go'naanta ahmiyadda iyo biriyoolatigeeda ay u
leedahay.
Somaliland muddadii ugu danbaysay waxa saarnaa caddaadis fara badan
oo kaga imanayay halkaa iyo federaalka ,taas oo ay ugu muuqatay
joojintii adhiga ee saudi ereebiya.
Anniguna laba qoddobaan is idhi somaliland waxa lagu haystaa,maxaad
nabad u noqoteen,?iftiin idiinka baxayaa? Maxaad sidaa ugu badhaadheen
oo conistion iyo system u hir galliiseen? Iyo wixii la mida.
Somaliland maxaa lagu gartaa inay dawlad caadiyq tahay? bal eegg
ciidamadeeda kala duwan asluubteda policekeeda, dabdamiskeeda
millitaridigeeda iyo securitigeeda iyo wax walbadeeda, gacantooday ku
samaysteen kuwaa oo kasoo baxay ilaalinta iyo sugida deegaanadooda.
Somaliland wax weynbay samaystay oo xisbiyay furatay,mar walba waxaan
kuleeyahay somaliland hore u socda waxa dhimana waa la gaadhi doonaa.
Dhegna ha u jallaqsiinana kuwa doonaya ama ka xun horumarka somaliland
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...