Musharaxiin Ku Tartamaya Doorashooyinka Wakiilada Iyo Deegaanada Oo Urur Ku Dhawaaqaya
Iyada oo ay jiraan hadal xanaf leh oo ay warbaahinta isku marinayaan xisbiyada mucaariidka ah ee waddani iyo ucid oo isku dhan ah iyo xukuumada hogaamiye muuse.
Murashaxiinta ayaa la filayaa in maalinta beriya ay ku dhawaaqaan ururka ay ku badbaadinayann Somaliland .
Murashaxiinta ayaa sheegay in ay usharaxanyihiin lix ilaa sideed Sanno iyaga oo xusay in sharaxnaaantoodu iyaga ka dhamaatay marka loo eegayo wakhtigii ay isku soo taageen kuraasta wakiilada iyo degaanka .
Isku soo wada duuboo
dib udhaca dorashooyinka Somaliland masuuliyadeeda waxa iska leh hogaamiye Muuse
oo ay sheegeen xisbiyada mucaaridka ah
in u balan kasta oo la isla qaato ama xaal loo arko uu ka baxo Muuse Biixi oo
qaranka hogaaminaya
Hadhwanaagnews
Hargeysa/office