Samaystoo Isbaaro Dhigta

0
Saturday February 22, 2020 - 09:20:59 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 716
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Samaystoo Isbaaro Dhigta

    12 / 2 / 2020 Samaystoo isbaaro dhigta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

12 / 2 / 2020 Samaystoo isbaaro dhigta

Keene iyo kordhiye

Keene . waaryaa kordhiye saaxiib khudbaddii

m/weynaha maxaad ka fahantay?

Kordhiye . saaxiib waxaan ka fahmay wax dadku aanay

U fiirsan ee wax sheeg gaara ahaa.

Keene. Saaxiib hadaad ujeedo xisbiyada ama farmaajo

Waa la wada fahmay ee maxaad aragtay?

Kordhiye. Saaxiib waxa uu yidhi OODWEYNE waddada

Ha samaysto dabeedna kharashka kaga baxa isbaaro

Ha dhigto intay ugu dhammaanayso 20 sano 30 sano

Yacnii xukuumadu waxba idiinma hayso

Waa sidaa saaxiib bal ufiirso dibna ugu noqo.

 

Guuleed liibaan snm1710@live com. uk


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...