Md Muuse Biixi iyo Hassan Garnayl waa ay kala Joogan...W/Q Xasan Koosaar

0
Friday February 21, 2020 - 20:40:54 in Articles by
  • Visits: 1654
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Md Muuse Biixi iyo Hassan Garnayl waa ay kala Joogan...W/Q Xasan Koosaar

    Md Muuse Biixi iyo Hassan Garnayl waa ay kala Joogan...W/Q Xasan Koosaar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Md Muuse Biixi iyo Hassan Garnayl waa ay kala Joogan...W/Q Xasan Koosaar


Md Muuse Biixi Cabdi ayaa intuu jeediyay khudbad saneedkiisi oo aad loo wada sugaayay, ku soo gabagabeeyay meerisyo ku jirey gabay caan ah oo faarax nuur u tirayay ciidagale.

Image may contain: 1 person, sitting


Waxaana dadka qaar markii,ba ku fasireen duur xul ku socday beesha.


Dhanka kale isla markii,ba ayuu Hassan Garnayl ayaa si heer qaran ah u naqdiyay khudbadii md Muuse Biixi, isaga oo si weyn u dul istaagay qodobo dhawr ah.


Waxaanu hassan garnayl ku soo xidhay qoraalkiisi isaga oo la hadlaaya farmaajo gabay uu Cabdi iidaan u tiriyay sacad muse , isaga oo isna u duur xulaya beesha gabayga loo tiriyay.


Inkasta oo hassan garnayl gabayga dhamsystiray laga fiicna Hadana kaftan ahaan way kala joogaan, Ugu danbayn illahay haw naxariisto labadaa oday


Guntii iyo gabagabadii arab waxan odhan lahaa labada mujaahid ee laysugu duur xulay ama laysu soo maray, waxay ahaayeen;


Niman yaqaana halka ay taagan yihiin maalin walba qadiyaduhu.


Maalinta ay taagantay qabiil, qoys ama qaran, ba.


Waxana la ogyahay oo taariikhdu soo warisay ama markhaati laga yahay, in labadoodu,ba ku hadleen af qaran iyo mid qabiil ama qoys, ba.


Nb xasuuso gabayo badan


Marka ay sidaa tahay waa in arab kaga daydaa labada abwaan maalin kasta halka la taagan yahay .
Oo imika,ba ogaada in dushana qaran laga matalo hoostana qabiil laga wato .


Afeef; ma sina muse iyo hassan garnayl oo midina waa madax weyne midina waa muwaadin Somalilander ah ee qalinka ayaa dhan kale ka eegay

 
 
 
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...