Maxamed Cali Bariise oo shaaciyay inuu 2 maalin kahor uu is casilay

0
Friday February 21, 2020 - 17:06:21 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 2067
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxamed Cali Bariise oo shaaciyay inuu 2 maalin kahor uu is casilay

    "Warqada istiqaaladeyda labo maalmood ka hor ayaa u gudbiyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Warqada istiqaaladeyda labo maalmood ka hor ayaa u gudbiyay

Taliye kuxigeenkii Xoogga dalka Sareeya Guuto Maxamed Cali Bariise ayaa ii xaqiijiyay in xilka uu iska casilay labo maalin ka hor, kaddib markii uu arkay marxalada difaaca adag ee uu dalka marayo, faragelinta siyaasadeed ee joogtada lagu haayo ciidanka uu go’aansaday inuu xilka iska casilay.

 
"Warqada istiqaaladeyda labo maalmood ka hor ayaa u gudbiyay dhinacyada ay khuseysay, ma garanayo sababta maanta baraha Facebooka iyo Twitterka Villa Somalia loogu faafiyay in anniga xilka la iga qaaday, iyadoo aan jawaab rasmi ah la igu soo celin warqadii istiqaaladeyda”




Loading...
Loading...