Maamulka Hir-Shabeelle oo Saldhig ka hirgeliyay Degmada Cadale SAWIRO

0
Friday February 21, 2020 - 16:32:08 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 974
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Hir-Shabeelle oo Saldhig ka hirgeliyay Degmada Cadale SAWIRO

    Saldhigaan ayaa waxaa ku howgeli doona Ciidamo farabadan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saldhigaan ayaa waxaa ku howgeli doona Ciidamo farabadan

Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowlad goboleedka hir-Shabeelle Maxamed Cabdiraxmaan kheyre ayaa Maanta waxaa uu xariga ka jray Saldhig Boolis oo laga hirgeliyey degmada Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Saldhigaan ayaa waxaa ku howgeli doona Ciidamo farabadan oo Boolis ah,kuwaas oo ka qeyb qaadan doona sugida Amniga degmada Cadale iyo deegaannada hoostaga,waxaana munaasabad lagu qabtay degmadaas ka qeyb galay Saraakiil ka tirsan Ciidanka AMISOM.

 

Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowlad goboleedka hir-Shabeelle Maxamed Cabdiraxmaan ayaa sheegay in Saldhigaan uu muhiim u yahay Bulshada ku nool degmada Cadale,isla markaana Shacabka looga baahan yahay inay Ciidamada la Shaqeeyaan.






Loading...
Loading...