Hogaamiyaha Khaatumo Oo U Durxulay Soomaliland Iyo Soomaliya Inay Qasab Ku Tahay In lawada Hadlo

0
Thursday February 20, 2020 - 22:46:39 in News by
  • Visits: 3617
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Hogaamiyaha Khaatumo Oo U Durxulay Soomaliland Iyo Soomaliya Inay Qasab Ku Tahay In lawada Hadlo

    Hogaamiyaha Khaatumo Oo U Durxulay Soomaliland Iyo Soomaliya Inay Qasab Ku Tahay In lawada Hadlo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hogaamiyaha Khaatumo Oo U Durxulay Soomaliland Iyo Soomaliya Inay Qasab Ku Tahay In lawada Hadlo
Hargaysa(HWN):-Hogaamiyaha khaatumo oo ka hadlaayay buug uu qoray hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee waddani xirsi cali xaaji xasan oo cawa ka qabsoomay magalada Hargaysa ayaa sheegay in khasab tahay inay wada hadlaan somaliland iyo soomaaliya ay dhacdo.


Hogaamiyaha khaatumo aya ku dheeraday xaalka Dalkau marayo waxana uu carabka kundhuftay in goboladda Barigu hadan rajada ay ka qabeen Soomaliland ay hoos j dhac ku yimi

Hogaamiyaha Kgaatumo ayaa labadda dhinac ee soomaaliya iyo somaliland u duur xulay inay qasab ku tahay inay wadda hadlaan.



Cali khaliif ayaa sheegay in soomaaliya hadii ay diyaar u tahay iyo hadii aanay u ahayn ba ay qasab ku tahay inay wadda hadalka furaan, wuxuuna yidhi:-

" jeclaada ama ha jeclaanina khasab ayay innagu tahay in aynu wadahadalno Soomaaliya" Cali Khaliif Gallaydh

Hogaamiye Cali Khaliif Galaydh ayaa labada Hogaamiye ee Soomaliya iyo Soomaliland u sheegay inay wada hadalki yahay xal muhiin u ah labada dhinac.
Loading...
Loading...