Maraykanka Oo Africa Uga Digay Daynta Ay Shiinaha Ka Qaataan
Maraykanka Oo Africa Uga Digay Daynta Ay Shiinaha Ka Qaataan.
Pompeo wuxuu khudbadiisa uu ka jeediyay in ay sii xoogaysanayo musuqa iyo ku tiirsanaashaha deeqaha shisheeye waxana uu yidhi daymahaasi waxa ay Africa oo marka horaba ay hogaanka u hayeen kaligood taliyayaal aan balanta oofin ka dhigayaan kuwo sii xoogeeya musuqmaasuqa, ku tiirsanaanta iyo xasillooni darroda, mana jirayaan barwaaqo, dowladnimo iyo horuma ay Africa gaadho.”
Xoghayaha Arimaha Dibadda ee Mareykanka Mike Pompeo oo la hadlayay ganacsatada Ethiopia ayaa Africa uga digay daymaha shiinaha ee dhinaca maalgalinta kaabayaasha dhaqaalaha waxana uu xuay in dayntaas ay Africa ku riixayso faqri aan waligii laga soo kaban.
Pompeo wuxuu khudbadiisa uu ka jeediyay in ay sii xoogaysanayo musuqa iyo ku tiirsanaashaha deeqaha shisheeye waxana uu yidhi daymahaasi waxa ay Africa oo marka horaba ay hogaanka u hayeen kaligood taliyayaal aan balanta oofin ka dhigayaan kuwo sii xoogeeya musuqmaasuqa, ku tiirsanaanta iyo xasillooni darroda, mana jirayaan barwaaqo, dowladnimo iyo horuma ay Africa gaadho.”
Booqashada Pompeo ee Itoobiya ayaa sidoo kale loogu talagalay in lagu muujiyo taageerada uu maraykanku u hayo dib-u-habeynta siyaasadeed ee Raiisel Wasaare Abiy.
Loading...
Loading...