Fallo:- Khudbad Mise Golle Ka Fuul Nin Dameer Haraatiyey Haduu Dilana Yeelki Horjooge Kornayl Muuse

0
Wednesday February 19, 2020 - 14:04:13 in News by
  • Visits: 2055
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 4
  • Share via Social Media

    Fallo:- Khudbad Mise Golle Ka Fuul Nin Dameer Haraatiyey Haduu Dilana Yeelki Horjooge Kornayl Muuse

    Fallo:- Khudbad Mise Golle Ka Fuul Nin Dameer Haraatiyey Haduu Dilana Yeelki Horjooge Kornayl Muuse

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fallo:- Khudbad Mise Golle Ka Fuul Nin Dameer Haraatiyey Haduu Dilana Yeelki Horjooge Kornayl Muuse

 


Hargeysa(HWN):-Waxan is lahaa Samaceedu ayuu xidhey ummad ayuu yidhi i maqla dumar ayuu idhi mushxarada oogsada waxa uu ka hadli doona arrimo siyaasi ah oo macne leh.

Shanta qodob uu ka hadley waa kuwa aanu si faahfaahsan uga hadlin 5 qodob ee uu ka hadlay bisayl la'aani baaxad leh ayaa ku jirtay waxa aan is idhi ma Mubarig baa u qoray iskii.

Cafimaad ma soo hadal qaadin waxbarasho kuma soo darin amniga si faahfaahsan uma bayaamin. xidhiidhkii caalamiga ahaa waxa u kusoo koobey Safarkii Farmaajo iyo Maya Maya waxa uu markii ugu horeysay isticmaalay magaca Maxamed Cabdilaahi.

Waxa uu idhi ururada siyaada ayaan furi yaa doorashada u qabanaya ayaan is idhi! xiligaa ayaa la qabana inama odhan sida xeerku dhigayo waxa hadhay laba sano ma waa aan ka soo horeysiin ayuu leeyahay! Shaqo abuurka maamul daadajinta iyo qorshaha xukuumadiisa inalama soo qaadin.

Qudbada u soo qortey gola ka fuul ayuu uga mudhuxsanayay sida qof wadda sheeko isagoo hadba ku soo noqanayay xayndabka qudbada shanta qodob ah ee aan macnaha lahayn.

Ninka reer u dhaanshee

Dadku dhawrayeenee

Dhexda awrku kaga lumay



Hadhwanaagnews

Hargeysa/office

Loading...
Loading...