Wuu Iska Hadalay
Keene, waaryaa kordhiye saaxiib ninkii dhiman-waayaa
Wax walba wuu arki weli waxaan leeyay ma runbaa mise
Waa riyo inuu farmaajo hargeysa ka soo degayo
Bal saaxiib ii waran,
Kordhiye . saaxiib kuu waramay waana suura gal haddaan
Aqaano cqliga muuse waayo waxaaba isaga ufaana inuu
Roog cas dulmaray waxuu leeyay waar maadigiibaa ninkani
Markaa qarnbaad hogaaminaysaa maskaxdiisa way ka baxaysaa
Haddayse dhacdo wxa sugaya kumanaan agoona oo aabahood
La dilay ku waasuunbaa u aabayaashood
Muusana halkaasaa xilka xayuubin lagu samayn
Waayo waa khiyaamo qaran waana qodob xilka ka qaadaya
Guuleed liibaan snm 1710@live com
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!