Gudoomiye Faysal Oo Sheegay Inay Muuse Biixi Kula Xisaabtamayan Hadii Farmaajo Yimaado Somaliland

0
Sunday February 16, 2020 - 17:01:25 in News by
  • Visits: 3009
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 4 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye Faysal Oo Sheegay Inay Muuse Biixi Kula Xisaabtamayan Hadii Farmaajo Yimaado Somaliland

    Gudoomiye Faysal Oo Sheegay Inay Muuse Biixi Kula Xisaabtamayan Hadii Farmaajo Yimaado Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiye Faysal Oo Sheegay Inay Muuse Biixi Kula Xisaabtamayan Hadii Farmaajo Yimaado Somaliland


Hargeysa(HWN):-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay warar soo baxay oo sheegaya in madaxweynaha dalka soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo raysal wasaaraha Itoobiya ay imanayaan Hargeysa.

Image result for faysal cali waraabe


Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in arintaas ay kala xisaabtami doonaan hogaamiye Muuse Biixi , waxaanu yidhi isaga oo la hadlay VOA "Farmaajo Imaatinkiisa in lana la hor yimaadaaba nama qabato , Farmaajo wuxuu Somaliland kasooo doonikaraana majirto , madaxweynuhuna inuu nadhex keeno raygaa may ahayne waxay ahayd inuu markaba daafaco ayay ahayd ".


Gudoomiye Faysal ayaa intaas raaciyey " Nin aan Galmudug tagi kareyn oo yidhaa Hargeysaan tagaya adeer taa ogolaan meyno "


Gudoomiye Faysal Cali waraabe oo sii watey waraysigan uu siiyay idaacada Voa ayaa sidoo kale kahadlay mawqifka ka xisbi ahaan uga meel yaala waxaanu yidhi " Arintana mid Muuse lala xisaabtamo ayay noqonaysaa oo shacabka Somaliland la xisaab tamaan hadii uu dalkii halkaa marinayo , oo layidhaa farmaajaa imanaya Hargeysa , khamiistaan imanayaa dalkii shir qaran oo deg degaan ka galeynaa arintaasi ."


Sidoo kale gudoomiye Faysal ayaa ganafka ku dhuftay wada hadal dhexmaro dawlada Farmaajo iyo dawlada somaliland " Farmaajiyo kooxdiisa dhalinyartaa ee uu meesha kusoo ururiyay ee Muqdisho qariibka ku ah la furi mayno wada hadal danbe , doorashada danbe ayaanu sugaynaa in dad wanaagsan oo caqli leh imaadaan

Loading...
Loading...