Kani Waa Gudoomiyaha G.AWDAL Ee Muuse Bixi & Maxamed Kaahin U Soodireen Awdal:

0
Sunday February 16, 2020 - 09:37:04 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1262
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kani Waa Gudoomiyaha G.AWDAL Ee Muuse Bixi & Maxamed Kaahin U Soodireen Awdal:

    Waa jufadii dishay labadii sargaal ee reer awdal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa jufadii dishay labadii sargaal ee reer awdal

Maalin kaliya kama u hadal dhimashada saraakiisha ceel afweyna intuu maanta leeyahay intuu tagay kama uu soo odhan maalintii tacsida saraakiishu tahay boorama habeen madow ayaa u ka baxsaday isaga oo at ilaalinayaan



Ciidanka milatariga s.land ee ku sugan deeganka bariga borama ee goraya cawl

Isaga oo xafiiskiisu shan bilood xidhan yahay oo habeenkii hargaysa iyo gabilay maalinba mid seexanayey ayaa

Maanta reer awdal ugu hanjabay isaga dhaqankii iyo culumadii dhex jooga


Iyo siyaasiin saamayn badan kuleh g.awdal Inuu baabiinayo mashruuca biyo balaadhinta borama oo ah masharuuca kaliyaa ee Sanduuqa SDFka loo yaqan ka heshay magalada ugu cashuurta bixina badan s.land ee borama ee ka aradan horumarka Dawlada iyo wada lahaasha s.landtii lagu heshiiyey 1993 borama

Hadii ninkaa cidii dishay la keeni waayo

 

Hadalkani gudoomiyaha ayaa ku soo beegmaya

Xil saacado ka hor uu geeriyood askari isla beelaha G.awdal ah oo beesha badhasaaka g.awdal ku dishay bariga somalind

Ragii jufadiisa ee saraakiisha ceel afweynkulayeyna wali maqan yihiin

 

Somaliland maa reer awdal ayaa ay umatashaa dawlada

 

C.raxman suulka

[email protected]>

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...