Madasha Xisbiyada Oo War Kasoo Saartay Xaalada Gobolka Gedo

0
Sunday February 16, 2020 - 09:20:00 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1312
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madasha Xisbiyada Oo War Kasoo Saartay Xaalada Gobolka Gedo

    Colaadda ka aloosan ayaa Dowladda Fedraalka lagu eedeeyey inay ku lug

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Colaadda ka aloosan ayaa Dowladda Fedraalka lagu eedeeyey inay ku lug

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa soo saartay baaq ka kooban shan qodob oo ay uga hadleen xaaladda gobolka Gedo.

Colaadda ka aloosan ayaa Dowladda Fedraalka lagu eedeeyey inay ku lug leedahay waxaana loogu baaqay Madaxweynaha iyo Xukuumadda inay ka digtoonaadaan waxa ka dhalan kara ciidamada itoobiyanka ah ee deegaankaas buux dhaafiyay ee xaaladda siyaasadeed loo adeegsanayo.

Sidoo kale, waxay ugu baaqeen bulshada deegaanka inay u istaagaan nabadeynta iyo in laga hor tago colaad sokeeye oo ka bilaabanta degaanka.



Loading...
Loading...