Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Shaaciyay Wakhtiga Uu Soo Bandhigayo Buuggiisii Labaad

0
Saturday February 15, 2020 - 20:40:49 in News by A. Asbaro
  • Visits: 1633
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Shaaciyay Wakhtiga Uu Soo Bandhigayo Buuggiisii Labaad

    Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Shaaciyay Wakhtiga Uu Soo Bandhigayo Buuggiisii Labaad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Shaaciyay Wakhtiga Uu Soo Bandhigayo Buuggiisii Labaad

Hargaysa(HWN):-Hoggaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa shaaciyay in uu dhawaan soo bandhigi doono buuggiisi labaad ee uu qoray.

Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa buugan oo uu ku magacaabay (Hodanka Baahan iyo Himiladayda) waxa uu sheegay in uu toddobaadkan guddihiisa ku soo bandhigi doono magaalada Hargeysa.



Qoraal kooban oo bartiisa Facebook soo dhigay Hoggaamiye Xirsi oo uu arrintan kaga hadlayo ayaa waxa uu ku yidhi "Buuggii cusbaa ee ka midka ahaa Silsiladda Buugaagta ee Dhaxal gal waa diyaar, Todobaadkan gudihiisa ayaan soo bandhigi doonaa Insha allaahu.”

Si kasta ha ahaatee shacabka reer Somaliland ayaa si weyn ugu dhag-taagaysa buuggan cusub ee uu soo bandhigi doono Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan oo hore u ballan-qaaday in uu bulshada la wadaagi doono Silsilad Buugaag ah.

Hadhwanaagnews,Office
Hargeisa,Somaliland

Loading...
Loading...