Yaa Kku Faa,iiday Beenta Sodonka Sanadood Lagu Waday Umada Somaliland...W/Q Maxamed Xasan Xasharo

0
Saturday February 15, 2020 - 18:50:35 in Articles by
  • Visits: 1793
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Yaa Kku Faa,iiday Beenta Sodonka Sanadood Lagu Waday Umada Somaliland...W/Q Maxamed Xasan Xasharo

    Yaa Kku Faa,iiday Beenta Sodonka Sanadood Lagu Waday Umada Somaliland...W/Q Maxamed Xasan Xasharo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Yaa Kku Faa,iiday Beenta Sodonka Sanadood Lagu Waday Umada Somaliland...W/Q Maxamed Xasan Xasharo


Oday Boobe waa dadka ku faa'iiday SNM iyo beenta ay dadka 30 sano ku wadeen. Maalin qudha Bariis uma dhididin ee waxa uu biishadaa waa Aflahaarnimo qaangaadhay iyo dhiiga dadka oo uu maalin ba Galaan darsado.


Boobe waxa uu ka mid ahaa guulwadayaashii uu Cabdiraxmaan Guuldwade taliya u ahaa. Waxa uu ahaa raga Mirimirada qaata ee islaamaha iyo duqaytida xaafadaha ka soo dareeriya, si ay ugu madhxaradaan Siyaad Barre iyo xukuumaddiisii. Maalintii ay duntay ilaa maantana waxa uuarsaaqad ka dayaa ka sheekaynta SNM. Hadda Afka ma soo mariyo 30 sanno ee uu Guuldwadaha ahaa iyo waxa uu qaban jiray. Uma qudhqudhsana in uu ka mid ahaa Kacaanka uu dharaar walba ka hadlo.




Nin Faranji ah baa maanta aniga oo daawanaya i waydiiyay "ninkani muxuu ahaa?" ka dib waxa aan u sheegay in uu ka hadlayo masiirka ummada 4 Milyan ah oo aan ka mid ahay. Inta uu qosol ku dhuftay buu igu yidhi "oo waaba hawl-gabe sidee buu noloshaada iyo ta 4 milyan uga arimiyaa? Waxaan ku celiyay" cid ka ceshata ayuu waayay oo waa u baylah iyo bakhaar uu iska yeeshay" madaxa inta uu ruxay ayuu iska dhaqaaqay.


Boobe iyo inta la hal maasha ee waxan ku qadhaabtaa wax kale ma diidana ee wax ay og'yihiin in hadii la xisaabtamo nin walba kiis iyo dambi soo galayo. Hadda SNM ka hadli maayo ee waa intii uu Kacaanku shaqaynaayay

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...