Abwaan Cabudhin Iyo Cagajuglayn Uga Cararay Somaliland Oo Raysal Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya Ku Qaabilay Xafiiskiisa.

0
Saturday February 15, 2020 - 18:32:11 in News by
  • Visits: 4561
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abwaan Cabudhin Iyo Cagajuglayn Uga Cararay Somaliland Oo Raysal Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya Ku Qaabilay Xafiiskiisa.

    Hal Abuurkan Ayaa hore loogu xidhay somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hal Abuurkan Ayaa hore loogu xidhay somaliland


Muqdisho(HWN):-Raysal Wasaaare ku xigeenka dawlada federaalka ah ee soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed(Khadar) ayaa xafiiskii ku qaabilay hal abuur somaliland uga cararay cabudhin xoog leh oo uu kala kulmay dawlada kornayl Muuse Biixi.


Raysal wasaare ku xigeenka soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa kulanka uu la qaatay hal abuur Farxaan Ibraahin(Timacade) waxa uu ahaa mid dhiiri gelin ah oo uu ku dareensiinayo inuu ka xun yahay wixii uu kala kulmay somaliland.

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing and suit


Abwaan Timacade ayaa xukuumada kornayl Muuse Biixi hore ugu hubsatay xabsiga ka dib markii uu tiriyey sugaan ka hadlaya waaqica dalka ka jira.


Abwaan Timacade ayaa markii uu xoriyadiisa helay waxa uu shacabka u sheegay inuu u wareegayo magaalada Muqdisho isla markaana uu somaliland uga tagayo cabudhin lagu hayo suugaanta uu ku cabirayo xaaladaha isbarkan ee dalka jira, taas oo muujinaysa sida xoriyatul qawlkii ka jiray somaliland uu god madow ugu dhacay.

Loading...
Loading...