Madaxii Guud ee BBC-da Oo Xilka Iska Casilaya

0
Monday January 20, 2020 - 18:05:12 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2084
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxii Guud ee BBC-da Oo Xilka Iska Casilaya

    Madaxii guud ee BBC-da Tony Hall ayaa ku dhawaaqay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxii guud ee BBC-da Tony Hall ayaa ku dhawaaqay
inuu xilka iska casilayo kaddib muddo 7 sanno uu madax ka ahaa BBC-da.


Tony Hall wuxuu sheegay in go'aanka uu kaga tegay BBC uu ahaa mid adag.



Warqad uu shaqaalaha u diray ayuu ku sheegay inuu rumeysan yahay in BBC-da ay haatan meel sare joogto marka loo barbardhigo xilligii uu kusoo biirayay.


Tony Hall ayaa xilkan loo magacaabay sannadkii 2012-kii kaddib markii uu xilka iska casilay George Entwistle oo ahaan madaxii guud ee hore ee BBC-da.


BBC

Loading...
Loading...