Fadeexadii Jeegaanta Oo Qarqarxaysa

0
Saturday March 30, 2019 - 09:30:15 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1529
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fadeexadii Jeegaanta Oo Qarqarxaysa

    Fadeexadii Barbara oo maalinba in yari soo muuqanaso ,oo ladoonayo in in dhaha dadwaynah laga leexiyo ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fadeexadii Barbara oo maalinba in yari soo muuqanaso ,oo ladoonayo in in dhaha dadwaynah laga leexiyo ,

waayo , Musuqmaasuq uu madxwaynahii hore iyo qoskiisu galeen iyo wasiiradiisu .wax la arkay oo la maqlay ma aha , teeda kale waxaa nagaga daran maxawaynhu wuu xanuusanayey,

Hadaba muuse waxaanu ka rabnaa in fadeexada barabra uu ka daayo in uu jiho kale u bedelo. Way cadahay oo heshiiska berbra waxaa heshiis ribo iyo dulsaar loo qarinayo in umda loo soo bandhigo ,

Sidaas darteed dekada Barbara ribo 30 sano ah ku bixin mayno ee xaqa ayey tagi. Waa taas maalinba in ka mid ah heshiiskaas iyo xaqdaradiisu soo muuqanayaan ,markaa yaan fadeexada musuqmaasuqu jihada ay u socoto loo rogin wasiiro dowlada muuse ka tirsan oo baadhitaan musuqmaasuq ku socdo,

Ugu horayn dekadan Barbara waxaa soo codsatay shirkad faransiis ah , oo doonaysay in ay si qurux badan u maalgashato ,taana waxaa ka diiday oo dhinaca DPWORLD u bedelaymadaxwayne siiraan , waxaa kale oo aynu ognahay in dowlada djabuuty ee walaalaheen iyo wax ilaa hada kala haysta dpworld ,waxayna djabouty ku cabatay in heshiiska iyo kontaraadka lagu khiyaameeey ,iisla markaa djabouty laga khibrad badnaa, shaqada DPWORLD ahayd in xamaalid iyo (maintains ) dayactir dekadaha ,iyadoo doonaysay in dekada djabouty aanay la tartamin dekada abu cali.

Barbara dhowjeer baa deegaaan keeedu is hortaageen mashaariic ay wateen reerka madaxwaynahii hore ka soo jeedo, markaa heshiiska waxaa ka muuqata cunsurinimo aad u qoto dheer, oo cuqdad aad u fogi ku jirto,

Gababgabadii

Heshiiska barbari waa heshiis cunsuriyad iyo cugdad ku salaysan mana aha heshiis u danaynaya dadka iyo dalka Somaliland, sidaas darteed fadexeexadaha soo socda iyo kuwa qarsoon ee soo bixi doona dadwaynha Somaliland ha sugaan, mana aha in indhaha dadka laga jeediyo oo jiho kale oo musuqmaasuq loo jeediyo, taas mayeelayno muusow ee fadeexda Barbara u daa jihaday u socoto,

By: khadar adam aw muuse

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...