Maamulada Puntland iyo Jubbaland oo hal Arrin uga digey Dowladda Federaalka

0
Monday January 20, 2020 - 14:54:40 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1140
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Maamulada Puntland iyo Jubbaland oo hal Arrin uga digey Dowladda Federaalka

    qodobka 9aad oo kamid ah War-muriyeed ay kasoo saareen Shir ay ku yeesheen labada Madaxweyne Magalada Boosaaso

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

qodobka 9aad oo kamid ah War-muriyeed ay kasoo saareen Shir ay ku yeesheen labada Madaxweyne Magalada Boosaaso


Madaxweynayaasha Maamulada Puntland iyo Jubbaland ee Axmed Maxamed Islam iyo Siciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa ay dowladda federaalka uga digeen in la siyaasadeeyo mashaariicda horumarineed.

Qodobka 9aad oo kamid ah War-muriyeed ay kasoo saareen Shir ay ku yeesheen labada Madaxweyne Magalada Boosaaso ayaa waxaa lagu sheegay in hadii la siyaasadeeyo mashaariicda horumarineyd ay keeni karto jawi uu xoogeysto khilaafka siyaasadeed ee dowladda iyo Dowlad Goboleedyada.

Ugu dambeyn waxaa ay eedeyn kulul u jeediyeen Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta ee Xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan,iyaga oo ku dhaliiley Warqad uu soo saarey.



Loading...
Loading...