Kulan looga Halaayo Sidii Wadooyinka Xidhan Loogu Furilahaa Gobolka Hiiraan Oo Ka Dhacay Buulo-burde.

0
Monday January 20, 2020 - 13:02:52 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1466
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulan looga Halaayo Sidii Wadooyinka Xidhan Loogu Furilahaa Gobolka Hiiraan Oo Ka Dhacay Buulo-burde.

    Wasiirka Arrimaha Gudaha Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa sheegay in degmada Buulo Burde

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Arrimaha Gudaha Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa sheegay in degmada Buulo Burde

Degmada Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan waxaa kulan xasaasi ah ku yeeshay,saraakiisha Ciidamada dowladda,kuwa AMISOM, Maamulka degmada iyo Odayaasha Dhaqanka degmadaas,kaas oo looga hadlayey dhinaca Amniga.

 

Kulanka ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb-galay wasiirka Arrimaha Gudaha Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle,waxaana kulanka uu ahaa mid diidarada lagu saarayey sidi la isugu furi lahaa Go,doonsan.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa sheegay in degmada Buulo Burde ay kamid tahay degmooyinka ugu amniga wanaagsan gobolka Hiiraan,isla markaana la xoojin doono.





 

Taliyaha Ururka 41aad Guutada 5aad qeybta 27aad Dhame Cabduqaadir Cali Nuur ayaa sheegay in Deegaannada hoos yimaada degmada Buulo-Burde ee gobolka Hiiraan si go’doonka looga qaado,isaga oo Madaxda Dowladda ugu baaqay in la laga qeybqaato sidii loo furilahaa wadoonyinkaas.

Loading...
Loading...