Wasiirka Dastuurka Soomaaliya oo la kulmey Wafdi ka socda UNDP Sawiro

0
Monday January 20, 2020 - 12:46:20 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1103
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Dastuurka Soomaaliya oo la kulmey Wafdi ka socda UNDP Sawiro

    Wasiirka Dastuurka Axmed Jaamac ayaa ka codsadey Hay'adda UNDP inay kaalin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Dastuurka Axmed Jaamac ayaa ka codsadey Hay'adda UNDP inay kaalin

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac oo ay wehliyaan Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dr. Xuseen Cabdi Cilmi iyo Agaasimaha Guud Maxamed Abukar Zubeyr ayaa waxaa ay kulan la qaateen maamulka sare ee hay’adda UNDP.

 

Kulanka ayaa waxaa labada dhinac ay uga wada hadleen wada shaqaynta iyo taageerada geedi socodka Dib-u-Eegista Dastuurka KMG, iyaga oo ku wada heshiiyey inay iskaashi sameeyaan.







Wasiirka Dastuurka Axmed Jaamac ayaa ka codsadey Hay’adda UNDP inay kaalin weyn ka qaataan sidii loo dhameytiri lahaa howlaha dib u eegista ah ee ku socda Dastuurka KMG ee Soomaaliya.

 

Madaxda ka socotay maamulka Sare ee Hay’adda UNDP ayaa dhankooda waxaa ay balan qaadeen inay doorweyn iyo garab istaag u muujin doonaan Guddiyada ku howlan dib u eegista Dastuurka dalka
Loading...
Loading...