Mashruuca Dariiqa Lawyacado Via Borama Jigjiga Ee Bangiga Horumarintaafrica

0
Monday January 20, 2020 - 07:50:11 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1417
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mashruuca Dariiqa Lawyacado Via Borama Jigjiga Ee Bangiga Horumarintaafrica

    waxa la naawiliyey bilawga dariga bangiga horuminta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxa la naawiliyey bilawga dariga bangiga horuminta
Africa ugu deeqay lawyacado ilaa borama kaas oo daraasadiisa la dhameeyey waxa hadaba is weydiin mudan waxa aamusiiyey ASARDA iyo laamihii hawshaa ku lug lahaa tii oo hore loogu dhawaaqay in daraasadii soo geba gebawday, waxa  war noogu dambeeyey  tii oo la yidhi si dhakhso ah ayaa loo bilaabayaa waa DEEQ MUHIIM AH . KAALMO AH . BULSHADA GAADIIDLAYDA OO DHAN U ADEEGAYA, WAA FURSAD BULSHADA IN LOOGA FAAIIDEEYO AH; HAWLAHA GUUD, ASARDA, SIYAASI ,  GANACSATO INDHEER GARAD CULIMO IYO INTA CAQLIGA FIICAN U EHELKA AH WAXAN LEEHAY HA DAYICINA FURSADAA DAHABIGA AH
U KACA OO HIR GELIYA.


GUUL IYO DARIIQOO LA GUNAANADO.

MUSA AW HASSAN LODOON
AWDALI DUBAI.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...