Su'aal Ku Socota Madaxweyne Korneyl Muuse Biixi Cabid.

0
Monday January 20, 2020 - 07:44:19 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1190
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Su'aal Ku Socota Madaxweyne Korneyl Muuse Biixi Cabid.

    MUDANE MADAXWEYNE ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MUDANE MADAXWEYNE ,


Waxaan ugu horeyn halkan kuu soo marinayaa salaanta milgaha Madaxweyne taas oo huwan in ka badan 4 milyan oo qof oo aad u tahay madaxweyne , dadkaasi oo isku jira muxaafid iyo mucaaradba.



waxaa dalka uu galay muran siyaaszdeed tan iyo intii aad xilka qabtay ,waxaad tahay nin muda badan siyaasadda ku soo jiray ,isla markaana waxaad soo aheyd mucaarad dadweyladihii kala dambeeyey marka laga soo bilaabto dawladii milatariga aheyd ee siyaad bare taas oo aa ku gaadhey darajada korneyl adiga iyo rag fara badan oo xilal ka soo qabtay maamuladii kaled dambeeyay  ee  somaliland.


Mudane Madaxweyne .markii aad ku jirtay ololaha doorashadda waxaa halheys kuu ahaa sharciga ayaa sareynaya ,balse waxay bulshadda Somaliland kuu arkaan  inaaney taas aanad waxba ka  qaban oo masuulka ugu horeeya ee jabiya shacriga dalka aad adigu tahay maxay taasi ku dhacday.


Su,aasha aan ku weydiinayaa aniga iyo inta ila midka ah waxay tahay maxaad  u cuskatay markii aad ku soo dareysa kaadir, xisbiyahan Ina riyo raac markii aad ku soo dartay komoshinka doorashooyinka Somaliland  iyada oo uu sheegayo  shuruudaha qofka ka mid noqonaya  gudi doorasho . Ina Riyo raac muu buuxinin shuruudaha qaarkoo , waxaa ka reebaya shuruudaha qofku  inaanu ka mid aheyn .,>Urur, xisbi  toona. Sidaas marka ay tahay Mudane Madxweyne miyaanad adigu  jabin sharciga dalka   mise  waa laguugu  qasbay inaad ku dartid komoshinka inuu ka mid noqdo ina riyo raac.97% ay u codeeyey dastuurka Maxaad dalka u galineysaa muranka  iyo xaaladaha murugsan  ee maanta dalku ku sugan yahay, Madaxweyne  matlada ayaanad qaadan lagu siiyo ,  mala taliyaashda ayaa talo khaldan ku siiya?


Waxaan ahey muwaadin waxaa dalka  iyo dadka somaaliland ka leeyahay mustqabal iyo horumar .waxaad jecelahay in dalkeygu uu ka mid noqdo dawlaha caalamka sida wanaagsan ugu hormaray, waxaan ka soo horjeedaa qaraabokiilka, eexda iyo ,musuq maasuqa,


Mar labaad waxaan ku salaamayaa Mudane Madaxweyne  Muuse Biixi Cabdi



Ahmed daacad
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...