Agaasimaha Baanka Dhexe Ee S.land Axmed Xasan Carwo Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Cabdilaahi Xasan Shiil
Agaasimaha Guud ee Baanka Dhexe ee JSL Mudane Axmed Xasan Carwo
AG waxuu Alle marxuumka uga baryayaa inuu Alle qabriga u nuuro, u waasiciyo ugana dhigo beer ka mid ah kuwa fardawsta sare, iyo inuu qoys, ehel, asxaab, qaraabo iyo shaqaale weynaha Baanka ina waafajiyo samir iyo duco. Aamiin
isagoo ka Wakiil
ah Baanka Maamule iyo Shaqaalaba, waxuu tacsi u dirayaa
qoyskii,ehelkii,xigto, xigaal, qaraabo iyo asxaabtii marxuun Cabdilaahi
Xasan Shiil oo maanta ku geeriyooday Hargeysa. Waxu marxuum Cabdilaahi
ka mid ahaa shaqaalaha Baanka, laanta Berbera.
AG waxuu Alle marxuumka uga baryayaa inuu Alle qabriga u nuuro, u waasiciyo ugana dhigo beer ka mid ah kuwa fardawsta sare, iyo inuu qoys, ehel, asxaab, qaraabo iyo shaqaale weynaha Baanka ina waafajiyo samir iyo duco. Aamiin
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...