Dareenka uu Bixiyo qofkasta oo Berbera yimaada!!!

0
Monday January 20, 2020 - 07:09:17 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1243
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dareenka uu Bixiyo qofkasta oo Berbera yimaada!!!

    Magaalada Berbera Qof kasta oo ku nool Gobolada Kale Ee Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Berbera Qof kasta oo ku nool Gobolada Kale Ee Somaliland
oo yimaada marka uu dhexmaro Ee uu indho indheeyo si uu uga faaidaysto wakhtigiisa ama Dalxiis ha ahaado ama Fursad shaqo abuur iyo ganacsi ha u socdee, marka uu dhamaysto safarkiisa Ee uu ku noqdo gobolkisii iyo magaaladu ka yimi waxa uu canaantaa Mayirkiisa Magaalada uu Degan yahay

Marka la waydiiyoo , ee la yidhaahdo



》War Berbera ka waran ?

waxa uu kaga dareen celiyaa

"Masha allah Berbera Waa Magaalo qurux badan oo cagaaran islamarkaasina Timir iyo dhir qurux badan oo indha soo jiidanaya lagu beeray, waa magaalo bilaa khashin ah oo nadiif ah ,bilicda iyo wadooyin ku yaala meel kasta oo baabuurku kula maro waad fajacaysaa, balse Magaalada dad ma joogo oo waa cidla suuqyadeedu , waxaad ku arkaysaa dad Tiro yar oo dhexmaraya, laamiyadeedu iyo wadooyinku oo waa bilaa samxad"

》haye oo Magaalooyinka dadkaa qurxiyee maxaa ku dhacay dadkii degnaa magaalada Berbera?


■Jawaab Dalxiisaha

"Waa magaalo in yaroo istaqaana ay ku nooshay oo dadku waa in Shaqaale ah oo ka shaqeysa Dekadda iyo in Xafiisyada Dawlada u shaqeeya , waxaana la igu yidhi khamiista ayey kuwaasina ka baxaan oo waxa magaalada camira Dad kooban oo yimaada maalmaha fasaxyada , sida jimcayaasha iyo maalmaha Ciida , kuwaas oo u dalxiis u yimaada Dabasha badda Xeebta Batalaale"


》Markaana?

Wuxuu ku jawaabay "Mayirkoodu Cabdi shakur Ciddin waa nin ka shaqeeyey Berbera !! alla yaa noogu soo badala kan magaaladayada haysta wuu ku fashilmay shaqadii loo doortee.

Alla Maxaan Goob joog u ahaa dalxisaal ka dareen Celiyey bookhashadii magaaladayda Berbera

Ahmed Sa'ed Mohamed

Idinkuna Asxaabta???

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...