Ogaysiis Ogyasiis : Jaaliyda Somaliland Ee Dalka UK {ssuk}

0
Saturday March 30, 2019 - 09:11:44 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1092
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogaysiis Ogyasiis : Jaaliyda Somaliland Ee Dalka UK {ssuk}

    OGAYSIIS OGYASIIS OGAYSIIS Jaaliyda Somaliland ee dalka UK {ssuk}

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

OGAYSIIS OGYASIIS OGAYSIIS Jaaliyda Somaliland ee dalka UK {ssuk}
waxay ogaysinayaan dhamaanba bulshada Somaliland ee ku nool dalka UK iyagoo marwalba gudanaya isku xidhka bulshada iyo kor u qaadida qadiyadeena Qaranka Somaliland
In shir la iskugu imanaayo ulajeedkiisu yahay qaban qaabada xaflada milgaha Iyo Qiimaha ka Huwan Qaranka Somaliland ee 18 May oo sanadkan ku beegmaysa bisha Ramadaan hadii aad jeceshahay inaad gudida Qaban Qaabada ka midnoqotid Fadlan ka soo Qaybgal

wakhtiga: 30/marach /2019
malinta : sabtida (bari)
sacada: 6pm ilaa 10pm
Goobta: 202 uxbridge road (w127jp)
more info: 07804613077 ama 07454926029
Gud:ssuk...................
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...