Khaladadka Maamul Xumo ee Adeegyasha caafimadka iyo Masuuliyadooda?

0
Monday January 20, 2020 - 06:58:31 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 971
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Khaladadka Maamul Xumo ee Adeegyasha caafimadka iyo Masuuliyadooda?

    Haddii bukaan dayacaad u dhinto amma waxyeelo soo gaadho,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Haddii bukaan dayacaad u dhinto amma waxyeelo soo gaadho,
wali ba khalad amma adeeg loo samayn kari lahaa waa in cidii dayacaadaas samaysay mutaysataa ciqaabteedaoo wali ba ku sargo’an dhibta ka dhalatay ee bukaanka soo gaadhay (Proportional punishment for the medical negligence or error).

 

Haddii mihnadaha caafimaadku ka mid yahay lala xisaabtamin marxuumiin baynu wada noqon oo inaga iska aasan dadkeena sida hadda dhacda ba.

 

Xeerka Guddida Mihnadlayaasha Caafimaad, maaha mid inagu filan ee Xeerkii Caafimaadka iyo lifaaqyadii ka dhalanaayey oo uu ugu horreeya xeerka Anshax-marinta mihnadlayda caafimaadka loo baahan yahay.

 

Waxa kale oo loo baahan yahay cid madaxbannaan oo ina kala saarta, hadday Garsoor tahay iyo tallaabo maamul oo ka horraysa.

 

Alle ha inoo naxariisto haddii kale #Marxuumiin.

Ibraahim khadar


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...