Talo Sii Jeediin Ku Socota Xisbiyada Labada Xisbu Mucaarad Waa WADANI IYO UCID.

0
Sunday January 19, 2020 - 17:24:05 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1145
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Talo Sii Jeediin Ku Socota Xisbiyada Labada Xisbu Mucaarad Waa WADANI IYO UCID.

    Markaan dhinacwalba ka eegay xaaldda siyaasadeed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Markaan dhinacwalba ka eegay xaaldda siyaasadeed
ee uu maraayo Jamhuuriyaydda  Somaliland ee aan weli aqoonsi caalamiya ka .



Markaa darsay muddadii ay maamulaayeen xisbiga kulmiye dalka  mudaddi 9 sanadooda ee  ay soo mareen labada madaxewyne Siinlaayo iyo korneyl Muuse oo minka jooga. Xukuumnadii UDUB  waxay ku wareejisay xukuunadii kulmiye dal  iyo dadmideysaysan  iyo siyaasaddii arrimaha dibada iyo gudaha ee heer sare maraya... Waxaa imminak meesha ka baxay gabi ahaanba wixii kulmiye lagu wareejiyey  ee ahaa dad iyo dal mideysan siyaaddii arrimaha dibada iyo gudaha oo fadhiid ah iyo xidhiidhki beesha caalamka oo sii gabaabsi ah.


Dalkan waxaa loo huray naf iyo maalba lama aqbali karo inuu Muuse biixi iyo kooxdiis ay dalka burburiyaan , Wuxuu doonayaa talska  Muuse inuu dalka dib ugu celiyo halkii 1960 ,wuxuu doonayaa in si habqan ah ay dadku ugu noqdaan Somaaliweyn .korneyladani ma garanayaa  Maamulka dawlladnimo waxaa la soo barey dig iyo tigtoonow iyo dib u jeedso. talana waxay ka garanayaa xadhig.


Sidaas marika ay tahay xaalka dalka Somaliland maxaa la gudboon shacabka nadiifta ah ee Somalinad iyo labada xisbi mucaarad  .Horta Muuse diyaar uma ah in doorashooyin ay dhacaan xukunka wuu haysanayaa ilaa laba teeram oo kale.

Waxaa  talateydu ay tahay in Labada  Xisbi Ucid iyo Wadani aad aqbashaan  in lala shaqeeyo Komoshinka Cusub si ay doorasho u dhacdo ina Riyo raac waa la ogyahay inaanu buuxin sharuudihii xubunimada komoshinka , Yeelkeeda si aanu taliska muuse  u aanu u cimri dheeretsaysan hogaaminta dalka ee laga badbaadiyaa burburinta somaliland waa in dalkan doorsho ka dhacdaa sannadkan2020 haddii alle yidhaado. Waxaa kale oo aqabad ah saamigii  golaaha wakiiladda...


Ahmed Daacad.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...