Warsaxaafadeed : Midnimo Ayaa Guul Iyo Horumar Lagu Gaadha Muranka Meel Laguma Gaadho

0
Sunday January 19, 2020 - 17:14:16 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1056
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warsaxaafadeed : Midnimo Ayaa Guul Iyo Horumar Lagu Gaadha Muranka Meel Laguma Gaadho

    Bismillaahi Arramanirraxeem.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bismillaahi Arramanirraxeem.

Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska khuseeya midnimo ayaa guul iyo horumar lagu gaadha muranka meel laguma gaadho middi middi ku taag waa waxa afrikaanka dib u dhigay ee aduunka ka reebay .

 shacabka Somaliland waxay u baahanyihiin hoggamiye isku kalsoon oo aan ka baqan cidda ku xeeran lana tashada

 

Talo soo jeedin

    In muranka la joojiyo

    Gudddida dorashooyinka khilaafka dhaliyey lana soo afjaro oo lana raaco tadaladii odayaashi isxilqaamay dantoodii ku seegay sidii dalkooda khilaafka isdabajoogga ah uga saari lahaayeen.

    Bulshada reer Somalilad gacmaha isqabsada yaan laydin kala qaybin durduro geelba ku jaba danyarta laysku dul haysto maruunbay daalka ka bixi doonaan

Ha ku dooran waxbuu kuu dhicin karaa ku dooro dad la socodkiisa

Mahad oo dhan Allah iska leh nafeennu gacantiisa ku jiraan ee marka oo doono inna qaadi kara

Deeq Cabdi Digale khayr

[email protected]

 

 

 


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...