Deg deg:Guddiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug Oo Lagu Dhawaaqay

0
Sunday January 19, 2020 - 15:48:30 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1384
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg deg:Guddiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug Oo Lagu Dhawaaqay

    waxaana shir guddoominaayay Gudoomiyah Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxaana shir guddoominaayay Gudoomiyah Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal.

Baarlamaanka Galmudug ayaa ansixiyay Guddiga Doorashooyinka Madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa kulan ka dhacay xarunta Baarlamaanaka Galmudug ee Dhuusamareeb waxaana shir guddoominaayay Gudoomiyah Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal.

HALKAAN KA AQRISO 



Loading...
Loading...