Gudoomiye Maxamed-Amiin Cumar Cabdi (Nibdaad-kii Horumarka ) Gabiley.

0
Sunday January 19, 2020 - 08:20:06 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1553
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye Maxamed-Amiin Cumar Cabdi (Nibdaad-kii Horumarka ) Gabiley.

    "Kalmada Nibdaad ayaa ah Af-Soomaali Asala Waxayna la Macno tahay Baraarug". (Nibdaad=Baraarug).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Kalmada Nibdaad ayaa ah Af-Soomaali Asala Waxayna la Macno tahay Baraarug". (Nibdaad=Baraarug).

Dad badan baa dhageystay heesta Nuurta Jeelow ( Waan soo nibdaadee noqo yeeli maayo).

Gobollada qaar waxaa loogu dhawaaqaa NEBDAAD.


Wuxuu Wadadaa u Taagan Yahay Siduu ugu Qancin lahaa Inay Afar haad ka Dhigaan Masuuliyiinta Wada Wadada Berbera iyo Wajaale Isku Xidhaysa.



Waa Baraarujiyihii Horumarka ka Hano qaaday Guud ahaan Gobolka Gabiley gaar ahaan Degmada Gabiley.

Waxaa hadda lagu Wada qancay soo jeedintii Nibdaadka Gabiley Mud:Maxamed-Amiin Cumar Cabdi.


Waxa kale oo Wadada badhtankeeda laga Beerayaa Dhir,taasi oo kor u qaadi doonta bilicda Magaalada Gabiley.


Waxaan Markii ugu horaysay u Mahadnaqayaa Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Gabiley ahna Maayarka Magaalada Gabiley Maxamed-Amiin Cumar Cabdi (Nibdaad)oo aan leeyahay Waad ku Mahadsan tahay Horumarka aan la qiyaasi karin ee Mudadii aad Masuuliyada haysay ka Hirgalay Deegaanka Gabiley guud ahaantii Gaar ahaana Degmada Gabiley iyo Sida Quruxda badan ee aad Noogu Nibdaadisay (Baraarujisay)In Indhahayagii Shalay aan Wax badan u Jeedin ay hadda Arkayaan Waxqabadka aan Sida Cadceeda Sacab lagu qarin karin.


"XAASHEE NIN LIBIN KAA XASDIYEY XUMIHII WAA YAAB".

Lasoco Qormooyin badan oo la Magac baxay {Nibdaadkii Horumarka Gabiley}.................................................

#Naasir Meecaad.

 

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...