Xukuumada Somaliland Oo Ku Fashilantay Hirgelinta Sanduuqii Horumarinta Dhalinyarada Somaliland

0
Saturday January 18, 2020 - 17:04:05 in News by
  • Visits: 1394
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Somaliland Oo Ku Fashilantay Hirgelinta Sanduuqii Horumarinta Dhalinyarada Somaliland

    Xukuumada Somaliland Oo Ku Fashilantay Hirgelinta Sanduuqii Horumarinta Dhalinyarada Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada Somaliland Oo Ku Fashilantay Hirgelinta Sanduuqii Horumarinta Dhalinyarada Somaliland


Xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa ay ilaa iyo hada awoodi wayday in ay hirgeliso sanduuqa Dhalinyarada Somaliland.


Hadaba, Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo 20-kii bishii Feberwry ee sanadkii 2018-kii ka qaybgalay madal lagu xusayay maalinta Dhalinyarada Somliland ayaa wuxuu ku shaaciyay in sanad kasta lacag lagu horumarinayo Dhalinyarada ay ku shubi doonaan sanduuqa horumarnta dhalinyarada.




Waxaa uu Madaxweyne Biixi madashaasi ka sheegay in lacag dhan 2oo,000, oo dolar ay ku shubeen sanduuqaasi loogu talo galay horumarinta Dhalinyarada, laakiin lacagtaasi lagu shubay sanduuqaasi Laba sanadood kadib ayaanay habayaraatee waxba ka hirgelin.


Sidoo kale, Guddoomiyihii hore dalada Dhalinyarada Somaliland ee Sonyo Cabdicasiis Siciid Saalax ayaa sheegay in Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Boos Mire uu masuul ka yahay sababaha hortaagan hirgelintasanduuqaasi.

Loading...
Loading...