Gudoomiyaha Hay'adda Nakhiil Dr. Xasan Maxamed Diiriye Oo Abihii Maanta Hargaysa Ku Geeriyooday.

0
Friday March 29, 2019 - 22:18:09 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1251
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Hay'adda Nakhiil Dr. Xasan Maxamed Diiriye Oo Abihii Maanta Hargaysa Ku Geeriyooday.

    Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajucuun

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajucuun

Waxaa maanta magaalada Hargaysa ku geeriyooday Marxuum Xaaji Maxamed Diiriye o ku magac dheeraa (Waran) oo ahaa Gudoomiyaha Hay’adda Nakhiil Dr. Xasan Maxamed Diiriye Aabihii .



Marxuumka waxaa bari lagaga tukan doonaa masaajidka markaska saacadu markay tahay 8, Waxaana lagu aasi doonaa xabaalaha Halaya.


sidaa daraadeed waxa lala socodsiinayaa in cidii jecel inay ka qayb gasho aaska marxuumka ay sidaasi ula socdaan.


Bahda shabakada Hadhwanaagnews waxay ilaahy uga baryayaan marxuumka inuu geeyo janadii Fardawsa ehelkii iyo asxaabtii uu ka baxayna uu samir iyo iimaan kasiiyo. Aamiin Aamiin

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...