War Deg Deg Ah:Kulanka Biixi Iyo Mucaaradka Oo Lagu Kala Kacay

0
Monday January 13, 2020 - 13:36:17 in News by
  • Visits: 3948
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:Kulanka Biixi Iyo Mucaaradka Oo Lagu Kala Kacay

    Kulanka Biixi Iyo Mucaaradka Oo Lagu Kala Kacay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulanka Biixi Iyo Mucaaradka Oo Lagu Kala Kacay

HargaysA(HWN):-Kulan ay maanta ku yeesheen madaxtooyada Somaliland madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo hoggaamiyeyaasha mucaaradka Cabdiraxmaan Cirro iyo Faysal Cali Waraabe ayaa natiijo la’aan ku dhammaaday sida ay sheegayaan wararka hordhaca ah laakiin, ma cadda waxyaabaha dhinacyadu isku diideen.


Hoggaanka xisbiyada mucaaradka ayaa hadda shir ku leh xarunta xisbiga UCID waxaana la filaya in ay saxaafadda la hadlaan inkasta oo la filayo in guddida dhexdhexaadintu mar kale arrinta soo faro geliso.




Madaxweyne Biixi ayaa laga filayay in uu kala diro guddida doorashooyinka cusub ee lagu muransan yahay si loo hawl galiyo Komishankii hore ee doorashooyinka.


Wixii Warar kasoo kordho kale soco Hadhwanaagnews.com

Loading...
Loading...