Rumaankii Xabaalaha Ka Baxay Reer Qudha Ayaa Cuna

0
Monday January 06, 2020 - 08:15:58 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1527
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Rumaankii Xabaalaha Ka Baxay Reer Qudha Ayaa Cuna

    ASALAAMU CALAYKUM WARAXMATULAAHI WABARKAATUH.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ASALAAMU CALAYKUM WARAXMATULAAHI WABARKAATUH.

WAXAAN HALKAN KA SALAAMAYAA DHAAAM SHACABKA SOOMAALILAND,GAAR AHAAN BAHDA HADHWANAAGNEWS.

 

WAXAAN CIDNA KA QARSOONAYN HALKA UU MARAAYO XAALKA SIYAASADEED EE SOOMAALILAND TAASOO U DHURATAY EEX, QARAABA KIIL, IYO KALI TALISNIMO KU HABSATAY QARANKII CURDINKA AHAA EE LAWADA NAAWILAAYEY INUU TIS QAADO UMMADANA U HORSEEDO CADAALAD IYO SINAAN LOO WADA SIMAN YAHAY XUQUUQDIISA IYO WAAJIBAADKIISA WADANINIMO.WAXAASE MUUQATA INAY RIYAADAASI MEESHA KA BAXDAY OO AY KU HABSATAY DAWLAD AMA XUKUUMAD AAN ODHAN KARO WAA  (DIIRATO) AAN WAXAY DUMISO MOOYEE WAXAY DHISTAA JIRIN.SU,AASHUSE WAXAY TAHAY INTEE IN LEEG AYAYNU KU SII JIRI KARAA MAAMULKA MA DHALAYSKA AH EE HOR IYO DIB MIDNABA AAN OGOLAYN, MASE GAADHAY WAKHTIGII AY DADWAYNUHU U ISTAAGI LAHAAYEEN INAY BAD BAADIYAA QARANKA SOOMAALILAND, MISE WAXAYNU SUGNAA QAAXO IYO QAXOOTI LABAAD?

 

WAAD SALAAMANTIHIIN.

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...