Is Garab Dhigga Awoodda Military Ee Maraykanka Iyo Iran
Haddaba iyadoo hanjabaadaha labada dhinac ka imanayaa waa Maraykanka iyo Iran e ay sii kordhayaan waxaynu isku dayaynaa bal inaan is garab dhigno Awoodda Ciidan ee ay leeyihiin labada waddan,iyadoo awoodda Runta ahi tahay awoodda Ilahay (SWT).
Is garab dhigga awoodda Military ee quwadaha Maraykanka iyo Iran |
||||
TX |
Waddanka |
Maraykanka |
Iran |
|
1 |
Darajada Quwada Addunka |
1aad |
13aad |
|
2 |
Bedka dhulka |
9,826,675 sqkm |
1,648,195sqkm |
|
3 |
Tirada dadka |
326,625,791 |
82,021,564 |
|
4 |
Dadka shaqayn kara |
4,220,000 |
1,400,000 |
|
5 |
Militariga diyaarsan |
1,281,900 |
534,000 |
|
6 |
Ciidanka kaydka ah |
801,200 |
400.000 |
|
7 |
Miisaaniyadda Difaaca |
$647,000,000,000 |
$6,300,000,000 |
|
8 |
Diyaaradaha dagaalka |
13,362 xabbo |
505 xabbo |
|
9 |
Garoomada diyaradaha |
13,513 |
319 |
|
10 |
Taangiyada dagaalka |
5,884 xabbo |
1,650 xabbo |
|
11 |
Gawaadhida gaashaaman |
38,822 gaadhi |
2,215 gaadhi |
|
12 |
Madafiicda iswadda |
950 xbbo |
44 xabbo |
|
13 |
Madaficda la jiido |
795 madfac |
2188 madfac |
|
14 |
Madaficda PM ka |
1,197 |
1533 |
|
15 |
Marakiibta Dagaalka |
415 markab |
398 markab |
|
16 |
Maraakiibta Diyaaradaha xanbaara |
20 Markab |
0 |
|
17 |
Marakibta Gujisyada |
66 Markab |
33 Markab |
|
18 |
Maraakibta weerarka ah |
75 Markab |
5 Markab |
|
19 |
Doonyaha dheereeya |
0 |
3 doonyood |
|
20 |
Marakiibta dheeraysa |
0 |
6 Markab |
|
20 |
Madaxyada Gantaalaha Nuclearka |
6500 madax |
0 |
|
Waxa xusid Mudan Dalka maraykanku wuxu ahaa waddankii ugu horreeyay ee Nuclear u isticmaala dagaal military laga soo bilaabo sannadkii 1945kii Maraykanku wuxuu ahaa dalka hoggaminta xagga Nuclearka haysta waxayna tijaabisay tiroba 1054 goor.
Haddaba 1960s kii markii dagaalkii qaboobaa ee Maraykanka iyo Ruushka ka dhexeeyay uu socday Madaxyada Nuclearka ee maraykanku haystaa waxay gaadheen 70,000 oo madax,markii ay soo bexeen heshiisyadii dhimista Hubka halista ah tiradaasi waxay hoos ugu soo dhacday 6500 oo waxay sheegeen inay intii kale Bur buruyeen,hase ahaatee xogaha runta ahi waxay sheegayaan in tirade rasmiga ah ee uu Maraykanku Bur buriyay ay tahay 1600 oo madax oo keliya lakin intii kale ay qarsanayaan.
Tixraac;
https://armedforces.eu/compare/country_USA_vs_Iran
Rashiid Odowaa M.A diplomacy and IR
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!