Saciid Cilmi Robleh Wuxuu Soo Waariday Dhaqan Xumaadii Reer Galbeedka.

0
Sunday January 05, 2020 - 15:31:08 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1823
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saciid Cilmi Robleh Wuxuu Soo Waariday Dhaqan Xumaadii Reer Galbeedka.

    Nasiib daro waxaa ah inuu dadka la horyimaado Saciid Cilmi Robleh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nasiib daro waxaa ah inuu dadka la horyimaado Saciid Cilmi Robleh
( crocodile cry) raqiisa  oo ku sheekaynaynayo weligay facebook maan Duubin, telephone wax laigagama duubin haddaa  tobankii sanee u dambeeyey midea ha ayuu ku dhex noolaa. Waxaa la hayaa in ka badan kummaankun jeer uu telephones debadda lagala soo hadlay wax ku duubay, in ka badan buu facebuuga ku jiraa isagoo wax ku duubay oo isaguba dib wararkiisii u daawan jiray. 

 

Waxay Somalidu ku maahmaahdaa ama carabtyuba QAAIBU SANA MASAKA YAWM. QOFKASTAA CAMALADIISA  SI KASTUU ISU QARQARIYO  WAA KUWII DEBEDDA U SOO BAXA. Markaa Saciid Cilmi Rooblaw  ayaamahan yar ee dhaqankii  Ummadda  iyo Diintii  Umadda la baaiyey iyo Distoorkii  ummadda  la baabiiyey Iska  meerayso  maanta wixii  aad samaysay EE UMMADDA SOMALIDA MEEL AY JOOGTABA AAD QALBIGOODA GELISAY EE AHAA  WAX QOF QALBIGIISU NOOLYAHAY WAX UU DHEGEYSAN KARO UMMADDANA MEDIA  U SOO MARIN KARO  ADIGA AYAA MUFTAAXU AHAA  OO XIDHI KARAYEY,MUFTAAXA NINKA LGBT KA MIDKA AH EE MARAYKANKA JOOGAA IYO KAN AAD QARISAY EE TELEPHONE KA KUU DHIIBAY MIDKOODNA MASUUL KAMA AHA WAXAN XUN EE AAD UMMADDA MUSLIMKA AH QALBIGOODII GELISAY ADAA  MUFTAAXA XUMMAANTAA  UMMADDA  TAABATAY HAYEY  MAANTA  XEER BAARLAMAAN OO JIRAA OO QABTAA MAYAALO, XEER DISTOOR OO KU QABTAA MA YAAL XEER DIIMOOD OO WADAADO DHABI OO DIINTA U DHIIDHIYAA MA MUUQDAAN SOMALILAND  WAA LAGULA SUGAYAA INTA WAX ISBEEDELAYAAN. Waxaana  iska muuqata in madaxda SOMALILAND badankooda  isku nooc tihiin kol hadday ka hadliwaayeen waxaad samaysay. Imika waxaad gashay bogoskii uu isku riday Guri Barwaaqo oo lixda gobol iyo  Ethiopia midna sidaa isaga mari jirtay u marmaysid. 

 

MEELKASTANA WAA  LAGAA AARGHOOSAN EE SALACALEE  ADKAYSO.

 

M BASHE 

 


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...